Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fuliyey gudaha dalka Kenya

Labo ka tirsan Ciidanka Milliteriga Kenya iyo Sarkaal Boolis ayaa la sheegay inay  ku dhaawacmeen Iska-horimaad ka dhacay Deegaanka Bura East oo ka tirsan Gobalka Garissa. Jorje Sangalo Taliye-hoosaadka Booliska ee Degaanka Faafi, ayaa sheegay Iska-horimaadkaasi uu bilowday markii dagaalyahano hubeysan ay weerar soo qaadeen. War qoraal ah oo ka soo baxay booliska Kenya  ayaa … Continue reading Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fuliyey gudaha dalka Kenya